Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed

Waxaa maanta barqadii qarax gaarigiisa loogu soo xiray ku geeriyooday askari katirsanaa ciidamada Nabad sugida maamulka Jubbaland, qaraxan ayaana ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose. Goobjoogayaal ayaa ku waramay in qaraxa uu dhacay xili uu askarigan oo lagu magacaabayay Xamdi Maxamed Maxamuud (Kabtan ) gaariga qaraxa loogu soo xiray ku guda jiray … Continue reading Al Shabaab oo sheegatay Masuuliyada dil maanta loo geestay Xamdi Maxamed